Papa Donpi, youtube mp3 indir

İzlenme: 12.606.730
Süre: 03:15

Doni B | Ya isgaare | music video

Aşağıdaki alternatiflere de göz atmak isteyebilirsiniz

Şarkı indir, bedava müzik indir, youtube dönüştürücü

Diritto
Six men dhulka dhigay adi ben umaley
Runta ina sheega uso baxay faan umaley
Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley
Baryahan waxa socdo run umaley
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
Halko doolar ado ka wato kun umaley
Sharma boy legend waye ben umaley

Ya isgaare wali ya isgaare sug
Ya isgaare wali ya isgaare x2
Ben miya run miya ben miya run miya
Ben miya run miya yaa oog that’s me

Anile oog
Ok ben miya run miya ben miya run miya ben miya run miya yaa oog idinkaa oog

Eba ila jiro shar ima taabate
Dada kulajiro wey kugu daadate
Marhoraan ku iri ha ila yaabine
Wa itaqana ani caan maraadiye x2

Hal mar marka sameno waku ceshanena
Heestan markey dhamato waku ceshanena
Hada hadaa kadhacdo wa kuceshaneena
Fab santana my brother wa xasuusanena
Xamar marka joogo waxa taaganahay


Ya isgaare wali ya isgaare sug
Ya isgaare wali ya isgaare x2
Been miya run miya been miya run miya
Been miya run miya yaa oog that’s me
Anile oog
Ok been miya run miya ben miya run miya ben miya run miya yaa oog idinkaa oog


Six men dhulka dhigay adi ben umaley
Runta ina sheega uso baxay faan umaley
Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley
Baryahan waxa socdo run umaley
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
Halko doolar ado ka wato ku umaley
Sharma boy legend waye ben umaley


Ya isgaare wali ya isgaare sug adiiiiiiiii
Ya isgaare wali ya isgaare x4

#Donib #Yaaisgare

music in this video

song: yaa isgaare

Artist: DoniB